Guddoomiye Cali Jeyte oo shaaciyay in Madaxda Al Shabaab carruurtooda Nolol fiican ku jiraan

Guddoomiyaha gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cusmaan oo socdaal ku marayay deegaano katirsan gobolka Hiiraan ayaa shaaciyay in dib u bilaaban doono howlgalada ka dhanka ah Al Shabaab ee ka socday gobolka. Cali Jeyte ayaa sheegay in dadka deegaanka ku dhaqan gobolka Hiiraan diyaar u yihiin in ay iska difaacaan kooxda Al Shabaab, waxa uuna sheegay … Continue reading Guddoomiye Cali Jeyte oo shaaciyay in Madaxda Al Shabaab carruurtooda Nolol fiican ku jiraan